Funny Football Photo

Funny Football Photo

Tutorial video

Hacks

Monday, August 2, 2010

How to make Windows XP Genuine

Waxaa laga yaabaa in Computerkaaga uu ku duubanyahay Windows XP oo an orijinaal aheyn,ka dib markii aad ogaatey ayaad waxaad is tiri, iminka waxaan haystaa Fure ama key aan soo iibsadey oo Genuine ama sax, mana doonayo in aan Format ama tirtirid ku sameeyo Windowga, waa sidee qaabka ugu dhibka yar ee aan ku gelin karo furaha, isla markaana ka dhiga kara Windows XP-ga mid orijinaal ah.
 
Hadaba isku day in aad raacdid sawirada hoos aan ku diyaariney.
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
Iminka Xir Registry Editka, Mar walbana iska ilaali markii aad wax ka bedeleysid, waayo in uu Computerka qaribo ayaa laga yaabaa.
 
 
 
Ku qor        %systemroot%\system32zoobe\msoobe.exe/a
 
 
 
 
 
 
 
 
 
Step 3- waxaa ku soo baxaya koodad kala duwan, kuwaa ayaad telefoonka markii uu ku weydiiyo, aad u gudbinaysaa.
 
 
Ka dib si aad ku ogaatid in Windowgaaga uu Orijinaal yahay halkan riix
 
 
 
Hadii ay kuu soo baxdo qoraalka hoos ku yaala "Windowgaaga Waa Orijinaal"
 

No comments:

Post a Comment